Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Cabdi Xaashi & Madaxweyne Deni? (Sawirro)

Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia Senatar Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Puntland Saciid Abdullahi Dani. Kulankan ayaa ka dhacay xarunta golaha Aqalka Sare oo Madaxweyne Deni uu saaka gaaray. Labada masuul ayaa ka wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka, gaar ahaan arrimaha Siyaasada iyo doorashooyinka. Deni ayaa sidoo kale kulan … Continue reading Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Cabdi Xaashi & Madaxweyne Deni? (Sawirro)